Saddex App Oo Kaa Caawinaya Isticmaalka WhatsAppka Siweyna Kuugu Fududay...
Asc dhaman Kusoo dhawaada Xarunta Barashada Cilmiga Technologyada Ee Somali ITesion Web. Hadaba Daawadayaal Casharkan Maanta Wuxuu Ku saabsanyahay Saddex Application Oo Kaa Caawin Doona Inaad WhatsAppka Si Fudud U isticmaasho. Hadaba Akhyaareey Baryahan Waxa Badatay Isticmaalka La Isticmaalo Social Media, Sida whatsApp, Facebook, Iyo Twitter. Iwm
hadaba Sadexdan App Waxay Kuu Fududaynayaan Isticmaalka WhatsAppka
Hadaba Videogan Waxa Uu Ku Tusayaa Habkaad U isticmaali Lahayd Saddexda App Ee Halkan Ka Daawo
Halakan Kala Soo Dag Applicationada.
1. SendAnyFile
2. Direct Chat
3. Text Converter

No comments
Post a Comment