Breaking News

3 Application Oo Ku Jecleysiin Doona Mobilkaaga kaagana Dhigaya Mobilkaa...

Asc dhaman Kusoo dhawaada Xarunta Barashada Cilmiga Technologyada Ee Somali ITesion Web.

Hadaba Daawadayaal Casharkan Maanta Wuxuu Ku saabsanyahay Saddex Application Oo Si Weyn Kuu Jecleysiin Doona Mobilkaaga.

Hadaba Akhyaareey Sadexdan App waxay kaa caawinayaan inay Mobilkaaga Ay kuugu Soo kordhiyaan Faaidooyin Aanu Hore ulahayn isla mar ahaantaana aad mobilkaaga ku aragto waxyaabo aanad islahayn mobilkaagu wuu qabtaa

Hadaba halkan hoose ayaad ka daawan kartaa videoga

mobilkaaga ku aragto waxyaabo aanad islahayn mobilkaagu wuu qabtaa .

Hadaba halkan hoose ayaad ka daawan kartaa videoga 

Applications



1. Phonto

2. Touch Retouch

3. Wave Keyboard

No comments